Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir la yeeshay Cuilaam’udiin dhawaan Cabasho ka soo saaray Qodobada Siyaasadda Qaranka ee Jinsiga, si looga qanciyo fasiraadda Qaldan ee laga bixiyay siyaasaddasi oo ay hore u meel mariyeen Golaha Wasiirada. Balse dowlada ayaan weli shacabka faah faahin uga bixin qodobada la isku heysto oo ay culimada baaqa kasoo saareen.
Dowlada Somaliya oo Guddi u saartey Walaaca Culimada ee Sharciga Gender ka somalia religion
Không có nhận xét nào:
Đăng nhận xét